Gudigii Gurmadka Fataahada wabiyada ayaa Tagay Baardheere iyo Luuq ee Gobolka Gedo

baarhdre

Wararka naga soo gaaray Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan inay tageen wafti balaraan oo hogaaminaayo raysawsaare kuxigeenka dalka soomaliya Mahadi Guuleed Iyo qaar kamida gudiga fataahada wabiyada kuwaas oo u tagay Gobolka Gedo inay soo qaymeeyeen qasaaraha ay gasteen Fataahada wabiga Jubba.

wararkeena dambe kala socdo warar dheeraad ahoo ay kamid yihiin Video Iyo sawiro

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.