Daawo:Dhakhaatiirta Magaalada Kismaayo Ayaa ka Dayriyey Xaalad Caafimaad daro oo Kajirta Kismaayo

isbitaal

Dhakhaatiirta Magaalada Kismaayo Ayaa Shaacisey In Gobolka Jubada Hoose Ay Xiligaan Ka Jiraan Cudurada Shuban Biyoodka Iyo Jadeecada Oo Inta Badan Haleela Caruurta Da’da Yar taas oo aan Daawo loo hayn loona baahan yahay in loo helo Daawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.