Daawo:Gudiga Taakulaynta fatahaada wabiyada Soomaliya oo Gaaray Baardheere

mahad

Waxaa Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo oo kamida Magaaloyyinka uu ku fatahay wabiga Jubba ayaa waxaa gaaray Gudiga Taakulaynta Fatahaada wabiyada oo uu Hogaaminaayo Raysasware kuxigeenka Soomaliya Mudane Mahadi Guuleed oo waheliyaan Wasiiro,Xildhibaano Iyo Culumo.

Waftigaan uu hogaaminaayey Rasawsaare Kuxigeenka Soomaliya ayaa waxay Booqdeen goobaha uu waxyeeleyey wabiga jubba ee Magaalada baardheere waxayna ugu dambayntii ku wareejiyeen mamulka Magalada Baardheere Deeq loogu talagalay Dadka ay dhibaateyeen fataahada wabiga Jubba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.