Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2018

No Image

Maqal iyo Muuqaal+Sawiro:Ugaaska iyo Odoyaasha guurtida degmada Caabudwaaq ayaa ka soo horjeystay Guddiga ay Galmudug u magacowdey Sooxulida Golaha deegaanka

7th April 2018 admin 0

Ugaaska iyo Odoyaasha guurtida degmada Caabudwaaq ayaa ka soo horjeystay Guddiga ay Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug u magacowdey Sooxulida ergada soo dooraneysa Golaha deegaanka wax […]

No Image

Daawo:Raysal wasaaraha Ethiopia oo dhaanto lagu soo dhaweeyey magaalada Jigjiga

7th April 2018 admin 0
No Image

Daawo:Gudi kashaqayn doona doorashada golaha deganka ee magalada caabudwaaq ayaa lagu dhawaqday

7th April 2018 admin 0

Xaflad balaran oo lagu magacabayay gudiga doorashada ee golaha deganka dagmada caabudwaaq ayaa ka qabsoontay hoolka shirarka ee salama Shirkan ayaa waxa kaso qaybgalay wasiirka […]

No Image

Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya ayaa kormeer ku tagay Wasaaradda Howlaha Guud (Sawirro)

7th April 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo uu Maanta ku tagey xarunta Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib uu dhiska Soomaaliya,isagoo u […]

barlamanka

Waxba Hala yaabin Habdhaqanka Barlamaanka Soomaliya Baarlamaan oo dhan waa sidaase W/Q Ibrahim Aden Shire

7th April 2018 admin 0

Dhawaqa kasoo yeerayo baarlamaanka Soomaaliya iyo hab dhaqankiisa waa kuwa dhagaha u daran qalbigana walwal galinaya  Musuqmaasuq xad dhaafay, dhuuninimo, waxtarxumo xagga wanaagga ah iyo […]

jawaari

Gudoomiye Jawaari oo magacaabay gudi soo afjara Mooshinkiisa

7th April 2018 admin 0

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa magacaabay guddi u matalaya wadahadalo la filayo in uu dhexmaro guddi kale oo ka socda Xildhibaanadii […]

roob

Roobab Ka Da’ay Magaalada Baydhabo ayaa saameyn Ku Yeeshay Qoysas Barakacayaal

7th April 2018 admin 0
No Image

Roobab Lagu Diirsaday Oo Ka Da’ay Beledwayne

7th April 2018 admin 0
jubba

Daawo:Xildhibaanno ka tirsan Jubbaland oo gaaray Dhoobleey

7th April 2018 admin 0
xasan

Degmada Garbahaarey Ee Gobalka Gedo Ayaa Horumar Dhinacyo Badan Taabanaya ku Talaabsatay

7th April 2018 admin 0

Degmada Garbahaarey Ee Gobalka Gedo Ayaa Hormar Dhinacyo Badan Taabanaya ku Talaabsatay Waxayna ka mid Tahay Degmooyinka ugu Amniga Badan Somaliya, Goobaha ganacsiga ee Garbaaharay […]

No Image

Gabdhaha Soomaalida Raga Waxa ay Ku qiimeyaan Guurkooda Qarash iyo Qurux Balse Aamina waa ka duwan tahay

6th April 2018 admin 0

Halkaan waxaad idinku soo gudbinaynaa warbixin uusoo diray wariye Dulmidiid Shaashaa uu kaga hadlaayo Gabdhaha Soomaalida Waxa ay raga Ku qiimeyaan Guurkooda Qarash iyo Qurux […]

faransic

Daawo:Amisom oo Jawaab Ka bixisay Kadib Markii dowlada Soomaliya Dawcad u gudbisay

6th April 2018 admin 0

Amb Francisco Madeira oo ah wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM ayaa Shir Jaraa’id uu ku qabtay Xarunta Xalane ee Magalada Muqdisho waxa […]

gaas

Madaxwayne Gaas oo ka qayb galay Aas Qaran oo Loo Sameeyay Marxuum Abshir Muuse Saciid

6th April 2018 admin 0

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo loogu sameeyey Allah hau naxariistee marxuun Eng. Abshir Muuse Saciid waxaana […]

qarx

Daawo:Faah Faahin Ku Saabsan Labo Qarax oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

6th April 2018 admin 0
jawaari

DaawoXildhibanadii Mooshinka Ka keenay Jawaari oo ugu Baaqay inuu Taariiq Ka tago

6th April 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 20 21 22 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes