Madaxwayne Gaas oo ka qayb galay Aas Qaran oo Loo Sameeyay Marxuum Abshir Muuse Saciid

gaas

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo loogu sameeyey Allah hau naxariistee marxuun Eng. Abshir Muuse Saciid waxaana Madaxwaynaha ku wehelinayey Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey, Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Mudane. Axmed Cali Xaashi, Boqorka Beesha Daarood Boqor Burhaan iyo masuuliyiin ka tirsan Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.