Daawo:Amisom oo Jawaab Ka bixisay Kadib Markii dowlada Soomaliya Dawcad u gudbisay

faransic

Amb Francisco Madeira oo ah wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM ayaa Shir Jaraa’id uu ku qabtay Xarunta Xalane ee Magalada Muqdisho waxa uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka ka taagan ee khilaafka Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya.

Amb Francisco ayaa waxuu amaanay laamaha Amniga Soomaliya ee kala duwan sida wanagsan ee uga hortageen inaan dhiig ku daadan Barlamaanka Soomaliya taas oo keentay in si nabad ah looga saaro xarunta Golaha shacabka Ciidamadii ku sugnaa, Waxaa kaloo sheegay Amb Francisco hadii laamaha Aminga Soomaliya naga codsadaan inaan la wareegayno Aminga golaha Shacabka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.