Daawo:Gudi kashaqayn doona doorashada golaha deganka ee magalada caabudwaaq ayaa lagu dhawaqday

Xaflad balaran oo lagu magacabayay gudiga doorashada ee golaha deganka dagmada caabudwaaq ayaa ka qabsoontay hoolka shirarka ee salama Shirkan ayaa waxa kaso qaybgalay wasiirka arrimaha gudaha ee galmudug maxamed xayir nuur mamulka dagmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magalada caabudwaq.

Warbixintaan waxaa Caabudwaaq kasoo diray Mahad Bashiir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.