Degmada Garbahaarey Ee Gobalka Gedo Ayaa Horumar Dhinacyo Badan Taabanaya ku Talaabsatay

xasan

Degmada Garbahaarey Ee Gobalka Gedo Ayaa Hormar Dhinacyo Badan Taabanaya ku Talaabsatay Waxayna ka mid Tahay Degmooyinka ugu Amniga Badan Somaliya, Goobaha ganacsiga ee Garbaaharay ayaa shaqeeya Habeynkii, Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo uu waheliyo kan Degmada garbaaharay ayaa waxaay kamid ahaayeen dadkii ka dukaamay sanayey Habeenkii goobaha ganacsiga.

Hoos kadaawo Warbixintii wariye Xasan Kaahiye

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.