Daawo:Gudoomiye Ciro Muuse Bixii waa inuu iscasilaa Siilaanyana Maxkamad lasoo tagaa

ciro

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Wadani ee Somaliland CabdiRaxmaan Cabdullahi Cirro ayaa ku eedeeyay Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo in uu god ku riday Somaliland.
Cirro waxaa uu ka jawaabayay hadal ka soo baxay Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Imaaraadka oo sheegay in Dekadda Berbera ay kala heshiiyeen Dowladdii hore ee uu madaxawyenaha ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud.
Anwar Gargaash ayaa intaas ku daray in aysan Somaliland la lahayn xiriir gaar ah,qunsuliyad ku lahayn Hargeysa islamarkaana heshiiska Berbera ay kula wareegtay ay saxiixday dowladdii hore ee Somaliya.
C/Raxmaan Cirro ayaa Waxaa oo soo jeediyay in Maxkamad la horgeeyo Madaxwenihii hore ee Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxmauud (Siilaanyo) Madaxwaynaha Hadana Muuse Biixi Xilka iska Casilo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.