Daawo:Xildhibaan katirsan Golaha guurtida Somaliland ayaa ku baaqay in Imaaradka Xirirka loo Jaro

Xildhibaan maxamuud maxamed dheeg oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa ku baaqay in imaaraatka xiriirka loo jaro laga noqdona dhamaan heshiisyadii lala galay kadib hadalkii ka soo yeeray imaaraada ee ay ku sheegeen in aanaysan xidhiidh siyaasadeed la kahayn Somaliland , heshiiska dekedda Beberna kawada heshiiyeen xukuumadihii Soomaliya ee hore.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.