Toos udaawo Xafladii Caleemasaarka Beeldaaje Maxamed

beeldajiye

Degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa waxaa maanta kasocota munaasabad balaaran oo lagu caleema saarayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi oo ka mid ah isimada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.