Muuse Biixi ayaa 3 Sano oo Xariga Ku Xukamay abwaan Naciimo iyo Cadaalad daro soo wajahday Somaliland

naciimo

Maxkamada gobolka Maroodijeex ee Somaliland ayaa xukun saddex sano ah ku ridey Abwaan Naciima Axmed Qorane, Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa Naciima Qorane ka xiray Magaalada Hargeysa kadib markii ay kusoo eedeeyeen inay faafinayso mabda’a Soomaaliweyn.

Qareenada u doodayay Naciima Qorane ayaa sheegay in dacwadaha lagu soo oogay ay ahaayeen ceebeyn qaranimada Somaliland ah iyo sidoo kale firkado ay ku qortay baraha bulshada, qoraaladaasi ayaa lagu sheegay inay ku taageertay Soomaaliweyn.

Naciimo ayaa gabar ay kuwayn tahay minimada Iyo wanaaga ummada soomaliyeed kana soo horjeeda qabyaalada Iyo kala qaybinta ummada Soomaliyeed, Xarigaan loo gaystay Abwwan Naciimo ayaa waxuu noqday mid ay layaabaan shacabka Soomaliland ayakoo sheegay in Soomaliland Gashay Xaqdaro Iyo xadgudub loo gaystay Sharciga Iyo Cadaalada Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.