Masuul Katirsan Dowlada Somaliya ayaa ku guulaystay Doorashadii Golaha shacabka ee ka dhacday Dhusamareeb

waheliye

Masuuliyiinta Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in Doorashada Kursigii uu ka geeriyooday Allaha U naxariistee Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin uu ku guuleystay Cabdullaahi Faarax Weheliye oo ah Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

Kursigaan waxaa ku tartamayey Sadex Musharax oo kala ah Cabduulaahi Faarax Weheliye, Maxamed Cilmi Afrax iyo Cabdulle Faarax Xirsi, Waxaana codadka ay u heleen sidaan.

Cabdullaahi Faarax Weheliye 28 Cod
Maxamad Cilmi Afrax 17 Cod
Cabdullaahi Xersi 3 Cod

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.