Daawo:Ceel biyood ku shaqeeya Cadceeda oo Laga Hirgaliyey Degmada Baardheere

wabi

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa laga hirgaliyey ceel biyood kushaqeynaya Cadceeda kaas oo biyaha wabiga u badalaya Biyo Nadiifa waxaana ka faaidaysanaya dadka barakacayaasha Iyo dadwaynaha Degmada Baardheere, Ceelbiyoodkaan ayaa waxaa hirgaliyey Maamulka Degmada Baardheere oo kaashanaya Hay’adaha Samafalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.