Wasiiro iyo xildhibaano ka qayb galay Tacsidii allaha unaxariistee Danjire Maxamed Jaamac Cali

maxamed

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaliya iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, siyaasiyiin Iyo qaybo kamida shaqaalaha wasaarada arimaha dibada ayaa ka tacsiyeey geerida Maxamed Jaamac Cali waxayna ilaahay uga baryeen in ilaahay unaxariisto dambigiisna dhaafo

iframe width=”854″ height=”480″ src=”https://www.youtube.com/embed/_91zVUrcbkQ” frameborder=”0″ allow=”autoplay; encrypted-media” allowfullscreen>

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.