Daawo:Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka oo tababar loo soo xiray

Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo Muddo Seddex Bilood ah Tababar Ciidan ku qaatay Dugsiga Tababarka ee Turki Som ayaa maanta waxaa Tababarka usoo xeray Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas C/wali xuseen Jaamac (Gorod).

Munaasabad Ballaaran oo ciidamadaan tababarka loogu soo xerayay ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyaha ciidanka xoogga dalka, Safiirka Dowlada Turkiga u jooga Soomaaliya, wakiilka qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Saraakiil ka Tirsan ciidanka Xoogga Dalka iyo Tababarayaal Turki ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.