Daawo: Jawaari oo Sheegay inuu Aqbalay Taladii Madaxwaynaha ee ahayd in wadahal lagu dhameeyo khilaafka mooshinka

jawaari

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay inuu aqbalay in wadahal lagu dhameeyo khilaafka mooshinka taas oo uu soo jeediyay Madaxwaynaha Soomaaliya waxuuna sheegay Jawaari in Aniga iyo labadeyda ku xigeen waxaa inoo yeeray madaxweyne Faramajo wuxuuna naga codsaday in la hakiyo kulanka Golaha Shacabka ee maanta si loo dejiyo xaalada siyaasadeed ee dalka amaga oo ka fikireyna mustaqbalka Ummadda Soomaaliyeed madaxweynuhuna wuu naga aqbalay ayuu yiri Gudoomiye Maxamed sheikh Cusmaan Jawaari.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.