Madaxwayne Gaas oo Ka qayb Galay aas loo sameeyey Garyaqaankii Guud ee Puntland.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo loogu sameeyey magaalada Garoowe ee caasimada Puntland garyaqaanka guud ee Puntland Maxamed Muuse Ismaaciil Muuse, madaxweynaha Puntland waxaa ku wehelinayey Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey, Guddoomiyeha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi, Masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dowladda, saraakiisha ciidamada DPL, saraakiil ka tisan Madaxtooyada Puntland iyo qaybaha kaladuwan ee bulshada magaalada Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.