Daawo:Marwada Madaxwaynaha Puntland iyo wasiirka Haweenka ayaa Tobabar Usoo Xiray

marwo

Marwada Madaxwaynaha Puntland Hodan saciid Ciise iyo wasiirka Haweenka Puntland Maryan axmed cali ayaa Tobabar ugu soo xiray Magaalada Garoowe Haween tiradooda dhan tahay 30 oo labaraayey sidii ay uga qayb gali lahaayeen siyaada Iyo horumarka dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.