Wasaaradda Gaadiidka Jubbaland Amaro kusoo rogtay gadiidka Dadwaynaha Kismaayo

Wasaaradda Gaadiidka Dowlad Goboleedka Jubbaland aya maanta kulan la qaadatay gaadiidleyda Magaalada kismaaayo iyadoona uu goob joog ahaa Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka ee Jubbaland Mudane Cabdirashiid Jire Qaline isagoona sheegay in gaadiidleyda ay ilaaliyaan amarkii ay soo rogtey Wasaaradda gaadiidka ee ay ku mamnuucdey gadiidka BL-ka ah ee dhinaca bidixda ku leh Al-Baabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.