Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Xasuuqii Uu Axmed madoobe ka geystey Magaalada Kismaayo 6 sano Ee uu Maamulayey

axmed

Maamulka Axmed Madoobe ee Kismaayo dhaafin 6 sano waxa uu Dil u gaystey In kabadan 500 Oo qof kuwaas Oo u dhashey Beelaha Mareexaan Majeerten Gaaljecel Shiikhal Carwramale, Ogaadeen Iyo Jareer Wayne Oo ka mid ah Beelaha dega Magaalada kismaayo iyi Guud ahan Beelaha kale ee daga Jubbaland.

Dhawaan bay ahayd markii maamulka Jubbaland qirtay maamulka Jubbaland in Ciidamada Iyo saarakiisha Jubbaland ay shacabka Kismaayo ku hayaan Boob Iyo Barakicin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.