Maqal iyo Muuqaal:Madaxwaynaha Soomaliya oo Hogaanka Ciidanka Dalka Soomaliya isbadal kusameeyey & Sarakiil dhalinyaro ah oo

mursal

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Somaliya oo Warbaahinta Kula hadlay Galabta Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee Degmada Deyniile ayaa soo hadal qaaday Howlgalada ka socda Dalka, Qorshaha Madaxweynaha ee Wasaarada, Weerarkii Balcad iyo Isbadalka Hogaanka Ciidanka.

Mursal Maxamed Sheekh C/raxmaan ayaa sheegay in Isbadal lagu sameeyay Hogaanada Ciidanka Kuwaas oo markii hore ahaa 23 Hogaan Balse haatan lagu soo Koobay 13 Hogaan, Waxaana lagu soo biiriyay dhalinyaro Saraakiil ah oo dibada wax lagu soo baray.

Wasiir Mursal ayaa Saxaafada usheegay in Madaxweyne Farmaajo uu dagay Taliska Ciidanka ee Dhismaha Wasaarada Gaashaandhiga, halkaas oo Todobaadkii udanbeeyay Madaxweynaha u eheyd Hoy iyo Xarun Shaqo.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.