Daawo:Xildhibanada Aqalka Sarre oo Kahadlay Mooshinka laga Keenay Jawaari

aqalka sare

Guddiga joogtada ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa Maanta waxa ay kulan ku yeesheen Xaruntooda muqdisho,iyaga oo kaga hadlay xiisada Siyaasadeed ee ka taagan dalka ee sababtay khilaafka Gudoonka Golaha Shacabka Soomaaliya.

Xildhibaanada Aqalka sarre ayaa Magacaabay Gudi ka kooban 7 xubnood oo uu Guddoomiye u yahay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi si loo xaliyo xiisada taagan, Sidoo kale Guddiga joogtada ee Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa soo jeediyay in xasiloonidii iyo degenaanshaha Golaha shacabka la soo celiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.