Daawo:184 Xildhibaan oo Jawaari uga Baaqay inuu iscasilo

Xildhibaanada Mucaaradka ku ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo goor dhaw Saxaafadda Shirjaraa’id u qabtay, ayaa waxa ay ka hadleen Mooshinkii ay ka keeneen Gudoomiye Jawaari.
Xildhibaanada oo siyaabo kala duwan uga hadlay, arrinta Jawaari, ayaa sheegay Mooshinka ay soo gudbiyeen inuu yahay mid waafaqsan sifaha sharciga ah ee dalka u yaallo eedeymaha ku qorana ay yihiin kuwa sax ah oo Gudoomiyaha lagu eedeeyay.

Xildhibanadaan ayaa sheegay in Jawaari u furan tahay inuu iscasilo Iyo inuu sugto inta Codka Kalsoonida loo qaadaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.