Daawo:Xildhibaan Sakariya Waa dhamaaday waqtigii qabiil jecaylka iyo qof jacaylka

sakariya

Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka kana mid ahaa Xildhibaanadii mooshinka ka gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa soo bandhigay sababta uu uga laabtay mooshinkaas.

Xildhibaanka oo ka mid ahaa Xubno ka tirsan Golaha Shacabka oo Maanta ku shiray Xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegay in sababta uu mooshinka uu u saxiixay ay aheyd in uu ka carooday Go’aano ay mudo laba bil ka hor ah ka soo saareen Shirkii Madaxda maamul goboleedyada kaas oo uu u arkay in ay ku xadgudbeen xuquuqda dastuuriga iyo midda Umadda Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.