Daawo:Xildhibaan Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa warbixiyey Go’aamo Barlamanka Gaareen

cumar

Raysawasaare Kuxigeenkii hore Soomaliya Maxamed Cumar Carte qaalib ahna Xildhibaan ka mida Xildhibanada Dowlada Federaalka Soomaliya ayaa waxuu ka warbixiyey qaabkii uu udhacay Mooshinka laga keenay Jawaari Iyo sidii lagu soo gaba gabeeyey sadex qodob

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.