Dhageyso:Gudoomiye Yariisow Ma dhici karto Garoowe iyo Hargaysa inay yihiin Muqdishona Nabad ahayn

Gudoomiyha Gobalka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa ka hadlay Xaaladda Amni ee Magaalada Muqdisho waxuuna ka codsaday Shacabka in doorkooda ay ka qaateen sidii ay kaga shaqeen la haayeen sugida Amniga Magaladda Muqdisho.

Gudoomiyaha Yariisow ayaa sheegay mudooyinkii dambe inay ka shaqeynayeen sidii ciidamada Amniga uwada shaqayn lahaayeen si loo sugo Aminga waana ku guulaysan, waxaa kaloo sheegay gudoomiyaha gobolka Banaadir inaan la aqbali Karin in Hargaysa Iyo Garoowe ay nabad yihiin muqdishona nabad ahyn waxaa laga rabaa shacabka Muqdisho inay ka qayb qaataan sidii Aminga lagu sugi lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.