Dhageyso:Imaardkaadka oo loosheegay inay arimaha soomaliya faraha kala baxaan

wasiir

Shirkii Wasiirada Arimaha Dibada ee Jaamacada Carabta ee 149 oo ka dhacay Dalka Masar ayaa waxaa ka qayb galay wasiirka Arimaha Dibada Iyo iskaashiga Caalamiga oo waheliyo safiirka Soomaliya u fadhiya Masar.

Wasiirka Arimaha dibada Soomaliya ayaa waxuu ka jeediyey qudbad mahiim oo ay kamid ahayd in dowlada Imaaradka ay waajib ku tahay inay ixtiraanto madaxbanaanida Iyo xoriyada ummada Soomaliyeed  Iyo in Jaamacada Carabta taageerto mowqifdka Soomaliya ee ku aadan midnimada Iyo qaranimada Soomaliyeed Iyo inaysan Jiri Karin shirkado iskaga tashada arimaha Soomaliya iyadoo aan ogalaasho laga haysan Dowlada Soomaliyeed .

Ugu dambayntii Wasiirada Jaamcada Carabta ayaa waxay isku raaceen in madaxbanaanida Iyo xorminada Dowlada Soomaliya lama taabtaan tahay dowlada Soomaliyana masuul katahay xuduudaheeda.

Dowlada Imaraadka ayaa waji gabax Iyo ceeb kala kulan tahay shirkii golaha wasiirada arimaha dibada ee carabta wwana guul usoo hoyatay shacabka Iyo dowlada soomaliya

Hoos ka dheyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.