Munaasabada Xuska Maalinta Haweenka ayaa ka dhacday Magaalada Caabudwaaq

Munaasabada Xuska Maalinta Haweenka ayaa ka dhacday Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaana kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee Haweenka Degmada Caabudwaaq, Waxgard,dhalinyaro Iyo maamulka Gemada Caabudwaaq.

Haweenka Caabudwaaq Sanadkaan waxay uga duwaneed sanadihii hore Caabudwaaq oo Nabad ah ayay xuseen maalintooda waxaana farxad ka muuqatay haweenkii halkaas iskugu yimid.

Warbaxintii Ayaanle Cabdulaahi


cwhoyoy

cw

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.