Daawo:Amal Bank oo Xaafiis ka furatay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

lacag

Amal Bank ayaa Xaafiis markii uGu horaysay ka furatay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, Munaasabadii lagu furaayey xaafiska Amal Bank ee Degmada Baardheere ayaa waxaa kasoo qayb galay maamulak Degmada Baardheere,wagarad,Ganacsato Iyo dhalin yaro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.