Kismayo:Xildhibaan Shire Cabdi ayaa Booqday Xarumaha caafimaadka

shire

Gudoomiyaha Gudiga Arrimaha Bulshada Barlamaanka Jubbaland Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed ayaa kormeer ku tagay Xarumaha caafimaadka ee Magaalada kismaayo, Gudoomiyaha Shire ayaa u kuur galaayey shaqada ka socota xarunta Caafimaadka Muslim Aid waxuna sheegay inay booqdeen qaybaha kala duwan xarunta Muslim Aid.

Xildhibaan Shire ayaa sheeay in waaladiinta looga baahan yahay inay talaalan ilmahaooda waxaa kaloo sheegay in kala saaro xarunta TBda Iyo goobaha kale ee Caafimaad sharciyana ma fiicna waxaana haboon in kala saaro TBDa Iyo MCh

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.