Mqal iyo Muqaal:Warbixin Bulshada oo ka hadashey Nabad gaylada degmada Caabudwaaq

Shacabka magaalada Caabudwaaq oo soo dhaweeyay Isbadalka Amaan ee deegaanka kadib guusha Guddiga xasilinta degmada Caabudwaaq oo kaa shanaya Maamulka degmada,Odoyaasha dhaqanka Ururada Hooyooyinka,Dhalinyaradda Ciidmada Nabad sugida,Booliska iyo Militariga ,ay ka gaareen wajiga koobaad ee Nabad-galyada magaalada Caabudwaaq, Waxaan la hilmaami karin Doorka Jaaliyadda Columbus Ohio ku leeyihiin Nabadda iyagoo dhaqaalahooda u hurey sidey u arki lahaayeen deegaankooda oo Nabad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.