Daawo:Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dhiirigeliyey ciidanka in ay dalkoodaba ka difaacaan Alshabaab.

Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray xeryaha ciidanka xoogga ayaa ku dhiirigeliyey ciidanka in ay dadkooda, diintooda iyo dalkoodaba ka difaacaan cadowga ummadda Soomaaliyeed ee Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.