Kulan looga hadlayay adkeynta nabadgelyada oo ka dhacay Garbahaareey

Kulan looga hadlayay adkeynta nabadgelyada oo ka dhacay Degmada Garbahaareey kulankaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumad aadan waxaa kaloo kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo ayaa waxuu sheegay gedo inay qani tahay lakiin aan ka door bidnay inaan gacmaha Hoorsano.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.