“SAWIRRO” Danjiraha Soomaaliya ee Turkiga oo Madaxweynaha u guddoomay abaal marin caalami ah

Madaxweyne Farmaajo oo lagu casuumay abaalmarinta ayaa u wakiishay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Danjire Jaamac Cabdullaahi Maxamed oo guddoomay abaalmarinta qaaliga ah ee sanadkan hay’adu ugu talagashay Madaxweynaha Soomaaliya.

Danjire Ceydiid ayaa Telefishinka Qaranka u sheegay in abaalmarinta ay tahay mid sanadle ah oo sanadkiiba la guddoonsiiyo Madaxda dalalka Islaamka, sanadkana ay Naadiga ugu talagashay Madaxweynaha .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.