Daawo:Ganacsatada Gobolka Gedo oo loo diiday in liinta ka dhoofiyaan Muqdisho iyo Kismaayo

liinta

Khadar Maxamed oo kamida Ganacsatada Gobolka Gedo oo asagoo ku sugan Carwo lagu soo bandhigaayey qayraadka dalka Soomaliya ayaa sheegay in loo diiday in liinta ka dhoofiyaan Muqdisho iyo Kismaayo.

Khadar Maxamed oo lahadlaayey warbaahinta hiiran ayaa sheegay in dowlada Soomaliya ay wax ka qabato musuq maasuqa kajira dekada Soomaliya loona baahan yahay in shacabka Somalioya si wanagsan uga faa’daystaan qayraadka dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.