Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

Munasabad uu xilka kula wareegay taliyaha cusub ee ciidanka asluubta Soomaaliya Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac,oo ay ka soo qeyb galeen Wasiiro ka rirsan Xukuumada Soomaaliya, Xildhibaanada labada Gole ee Barlaanka, taliyaha Ciidamada Booliska iyo agaasimaha hay’adda Nabada sugida ayaa lagu qabtay Xarunta Xabsiga dhaxe ee Xamar .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.