Faysal Cali Waraabe Jabuuti Maaha inay Xaasiddo Maalgalinta Dekedda Berbera & Boosaaso

faysal

Gudoomiyaha Xisbiga Ucud Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu la yaabay Go’aanka Dowlada Jabuuti ka qaadatay Shirka Dp world asagoo sheegay inay tahay in Jabuuti ka xumaato Maal galinta Dp World kawado Berbera Iyo Boosaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.