Maamulka Hirshabeele ayaa ku Guulaystay Inay Dhisaan wado 5 Km oo Jay ah

Wado Jay ah oo dhererkeeda uu yahay 5 km oo isku xirta Tuulada Koongo Iyo Jowhar waxaana si wada jira Xariga uga jaray Wasiir Kuxigeen maaliyada Soomaliya Iyo Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.