Kaluumaysatadda Wabiga Shabeele Oo Ka Hadlay Biyo Yaraanta Wabiga

wabi

Biyaha Wabiga shabeele oo Hoos udhacay ayaa waxaa uu saamayn ku yeeshay Bulshada  Beeralayda Iyo kuwa ka kaluumaysta wabiga oo haantan ay soo food saartay Shaqo la’aan , biyaha Wabiga yaraaday ayaa waxaa laga baqayaa inuu sababo Abaaro Iyo biyo La’aan siday ay sheegayaan dadka ay saameysay biyaha wabiga oo yaraaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.