kismaayo Munaasibad Lagu Taageerayo Xildhiban Maxamuud Siraaji

siraaji

Xalad si wayn loo soo agaasimay oo lagu taageeraya doorashadii Xildhibaan Maxamuud Cabdulaahi Siraaji ayaa ka dhacaday Xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland Kismaayo, Xafladaan waxaa kazoo qayb Galay Madaxwayne Ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan,Wasiiro,Xildhibaano Iyo Beesha uu kasoo jeedo Xildhibaan Maxamuud Sirtaaji.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.