Dhageyso:Shiiq Shaakir Waa in gacan siin dhaba nalaka siiyaa ladagaalanka Al-shabab

sha

Madaxa Xukuumadda Maamulka goboleedka Galmudug Shiiq Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxuu shir gudoomiyey shir looga hadlaayo amniga deegaanada Galmudug waxaana shirkaas ka qayb galay Wasiirada Galmudug Iyo madaxda Ciidamada.

Ujeedada Shirkaan ayaa waxay tahay Sidii deegaanada katirsan Galmudug ee wali gacanta Alshabab ku jirta looga saari lahaa, Madaxa Xukuumadda Maamulka goboleedka Galmudug ShiiqShaakir ayaa waxauu sheegay in gacan laga siiyo ladagaalanka Alshabab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.