Dhageyso:Ganacsatada Suuqa Bakaaraha qaarkood oo diiday inay xiraan Ganacsigooda

rashin

Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho qaarkood ayaa waxay ka horyimaadeen in laxiro Ganacsiga Suuqa Bakaaraha waxayna sheegeen inay Jiraan Ganacsato dano gaara leh oo rabta inay Curyaamiyaan Shacabka Soomaliyeed ayakoo raba inay qiil ka dhightaan Canshuurta oo la kordhiyey.

Ganacsatadaan Suuqa Bakaraaha ee diiday inay xiraan Ganacsigooda ayaa waxay sheegen inaysan jirin wax wada tashi ah oo laga yeeshay xiritaan Suuqa Bakaaraha sidaas darteedna ay ganacsigooda uu furan yahay, waxayna uGu baaqeen ganacsatada inaan la xiran goobaha ganacsiga loona baahan yahay wixii cabasha in lagala xariiro wasaaradaha ay qusayso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.