Somaliland oo xertay siyaasi ku dhawaaqay in uu dhisayo M/Goboleed ka soo horjeeda Somaliland.

Wararka Naga Soo gaaraya magaalada burco ee gobalka togdheer ayaa Sheegaya in Ciidamada Amaanka Soomaaliland ay gacanta ku dhigeen Siyaasi dhawaan ku dhawaaqay in Maamul gobaleed uu ka dhisayo magaaladaasi,taasi oo saameyn ku yeelatay Madaxda Somaaliland.

Siyaasigan oo lagu magacaabo Saleebaan Ibraahin Maxamuud ayaa  magaalada Burco ka sheegay inuu samaynayo maamul goboleed lagu magacaabo Saaxil-land, isaga oo aad u dhaliilay mashruuca sahaminta shiidaalka ee laga bilaabayo magaalada Berbera iyo shirkada lagu wareejiyey maamulka dekeda Berbera.

Go’aanka marka uu sheegay ayaa waxaa si weyn arinta ugu carooday madaxda Soomaaliland,iyadoona Markii dambe keentay in Siyaasiga ay Ciidamada Amaanka Soomaaliland ay gacanta ku soo dhigaan.

Saraakiisha Ciidamada Amaanka ee Soomaaliland ayaan weli ka hadlin Xariga loo geystay Saleebaan Ibraahim Maxamuud oo ah Siyaasiga la sheegay in Maamul gobaleed ka soo horjeeda Soomaaliland uu ka sameeyo Degaanada . Maamulkaasi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.