Akhriso:Wasaarada Warfaafinta Jubbaland oo iskuduwayaal u Magacowday Gedo iyo Jubbada Hoose

gacmo

Wasaarada Warfaafinta Isgaarsiinta Iyo Tegnoolijiyada Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa waxay Magacowday Iskuduwayaal u magacowday Gobolka Gedo Iyo Jubbalada Hoose, iskuduwayaashaan ayaa waxaa loo kala magacaabay sidaan.

  • Maxamed  Cumar Sahal “Gacmo dheere” Iskuduwaha Wasaarada Warfaafinta Isgaarsiinta Iyo Tegnoolijiyada Maamul Goboleedka Jubbaland Gobolka Jubbada Hoose
  • Cabdiraxman Cabdulaahi Aadan   Iskuduwaha Wasaarada Warfaafinta Isgaarsiinta Iyo Tegnoolijiyada Maamul Goboleedka Jubbaland Gobolka Gedo

gacmo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.