Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland ayaa Dowlada Soomaliya Ku sheegay Wax indha La una baahan Dhaqtar

luga dheere

Madaxwyne Kuxigeenka labaad ee Dowlada Goboleedka Jubaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Luga dheere ayaa Weerar Afka ah ku Qaaday Dowlada Somaaliya, Wuxuu Yire Dowlada Fadaraalka ah Ee Somaliya ishii ay Ku arki Lahayd Hormarka iyo Amniga Jubbaland Wey La’dahaye Dhaqtar Hala Geeyo Alhana Tuso Nabada Jubbaland.

Hadalkaan ayuu ka jeediyey mar ay gudiga doorashooyinka qaranka Iyo Xildhibaano ay booqdeen deegaanka Goobwayn Luga dheere ayaa inta badan wax ka sheega Qurba joogta Iyo dadka Hantidooda lagu dhaci Kismaayo kuwaas oo dacwooyin ka gudbiya Masuuliyinta uGu sareysa Maamulka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.