Ciidamada Asluubta oo laga dareemayo u diyaar garowga Aas-aaska Ciidamada Asluubta

Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo ku jira diyaargaroowgii ugu dambeeyay u dabaaldegidda munaasabada markii la aas aasay ciidanka Asluubta oo ku beegan 22 February, ayaa maanta waxaay soo bandhigeen gaaddo ka cayaar, kaasi oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaaji iyo taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Xuseen Xasan Cismaan, iyagoo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada Asluubta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.