Daawo:Puntland ayaa beeneysay inay rukhsad siiyeen Markiib sharci daro u kalumuumaysanayey

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Puntland ayaa maanta ka jawaabtay warar soo baxay oo tibaaxay in wasaaraddu ay si sharci darro ah rukhsad u siisay maraakiib iyo doomo si sharci daro ah ka kaluumaysanaayey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.