Taliyaha Ciidanka Cirka ayaa ku eedeeyey Masuuliyiin ka tirsan dowlada inay Boobayaan Dhulkii Ciidanka Cirka

wasiir

Taliyaha Ciidamada Cirka Soomaaliya Generaal Maxamuud Sheekh Cali (Dable-Beyloot) oo Maanta khudbad ka jeedinayay Munaasabad lagu xusayay 58-guuradii ka soo wareegtay Aas-aaskii Cidianka Cirka Soomaaliya ayaa ka sheekeeyay waxqabadkii ay mareen Ciidmada Cirka iyo duruufaha heysta haatan.

Waxa uu sheegay taliyaha in Ciidamada Cirka in Xarumihii Ciidamada Cirka Soomaaliya la boobay isla markaana ay xoog ku heystaan Msuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaadiidka waxa uuna ugu baaqay Wasiirka Gaashaandhigga in arrintaas wax laga qabto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.