Xaflad lagu doranayay gudomiyaha iyo gudomiye kuxigenka ardada Iskuulka saluxudiin ayaa Caabudwaaq lagu qabtay

salaadiin

Xaflad lagu doranayay godomiyaha iyo gudomiye kuxigenka ardada school ka hoose dhexe iyo sare ee Salaaxu_diin ee dagmada caabudwaaq ayaa manta waxa ay kadhacday hoolka iskuulka ee dagamada Caabudwaq.

Munaasabadaan ayaa waxaa ka soo qayb galay Mamulka Iyo ardayda Iskuulka salaxudiin, Xildhibaano, waladiin Iyo wax garad kale duwan waxaana Gudoomiye loo doortay Saadiq aadan jaamac waxaana gudoomiye kuxigeen loo doortay Xaawo Bile xasan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.